- Shuffle
Toggle OnToggle Off
- Alphabetize
Toggle OnToggle Off
- Front First
Toggle OnToggle Off
- Both Sides
Toggle OnToggle Off
Front
How to study your flashcards.
Right/Left arrow keys: Navigate between flashcards.right arrow keyleft arrow key
Up/Down arrow keys: Flip the card between the front and back.down keyup key
H key: Show hint (3rd side).h key
![]()
PLAY BUTTON
![]()
PLAY BUTTON
![]()
28 Cards in this Set
- Front
- Back
|
Shil baabuur ayaan ku dhaawacmay.
|
I have been injured in a car accident.
|
|
Waxaan ku dhaawacmay shil baabuur.
|
I got injured in a car accident.
|
|
Jarajarta ayaan ka soo dhacay.
|
I fell down from the stairs.
|
|
Waan kufay.
|
I fell down.
|
|
Tabar yari baan dareemayaa.
|
I feel weak.
|
|
Waan dammaadayaa / diidayaa.
|
I feel dizzy.
|
|
Neef ayaa ihaysa.
|
I have asthma.
|
|
Neef ayaan qabaa.
|
I'm asthmatic.
|
|
Tuf ayaan qabaa.
|
I have arthritis.
|
|
Sonkorow ayaan qabaa.
|
I have diabetes.
|
|
Daawo ayaan qaataa / daawo ayaa ii socota.
|
I'm on medication.
|
|
Toddobaad ayaan xanuunsanaa.
|
I have been sick for a week.
|
|
Ma seexan karo.
|
I can't sleep.
|
|
Mar walba waan lulmays nahay.
|
I'm always drowsy.
|
|
Habeenkii oo dhan indho iskuma geeyo.
|
I lie awake all night long.
|
|
Dhaabarka ayaa i xanuunaya.
|
I have a pain in my back.
|
|
Dhabarka ayaa la iga hayaa.
|
My back hurts.
|
|
Ma foorarsan karo.
|
I can't bend over.
|
|
Ma jiifsan karo.
|
I can't lie down.
|
|
Ma kici karo.
|
I can't stand up.
|
|
Halkaan baa la iga hayaa.
|
It hurts here.
|
|
Ma nuuxsan karo.
|
I can't move.
|
|
Waan muruq go'ay.
|
I strained a muscle.
|
|
Murqaha oo dhan baa la iga hayaa.
|
All my muscles hurt.
|
|
Jilibka ayaa i bararsan.
|
My knee is swollen.
|
|
Anqawga ayaan ka murgacday.
|
I twisted my ankle.
|
|
Cumaacuntaa i kala baxday.
|
I sprained my wrist.
|
|
Halkaan baa i bararan.
|
It is swollen here.
|