- Shuffle
Toggle OnToggle Off
- Alphabetize
Toggle OnToggle Off
- Front First
Toggle OnToggle Off
- Both Sides
Toggle OnToggle Off
Front
How to study your flashcards.
Right/Left arrow keys: Navigate between flashcards.right arrow keyleft arrow key
Up/Down arrow keys: Flip the card between the front and back.down keyup key
H key: Show hint (3rd side).h key
![]()
PLAY BUTTON
![]()
PLAY BUTTON
![]()
27 Cards in this Set
- Front
- Back
|
Qofkee baad rabtaa inaad la hadashid?
|
Who do you want to talk with?
|
|
Yaad rabtaa inaad la hadashid?
|
Whom do you wish to speak with?
|
|
Yaad dooneysaa inaad la hadashid?
|
Who do you wish to speak with?
|
|
Waxaa kula hadlaya Axmed, fadlan Jamac ma la hadli karaa?
|
Hello, you're speaking with Ahmed. May I speak with Jama please?
|
|
Halow, fadlan Cali ma la hadli karaa?
|
Hello, may I speak with Ali please?
|
|
Yaa soo wacaya?
|
Who is calling?
|
|
Yaa soo wacaya ayaan iraahdaa?
|
Who should I say is calling?
|
|
Fadlan ma ii sheegi kartaa sababta?
|
Can you tell me the reason please?
|
|
Saaka ayuu i soo wacay, sidaas ayaan ugu soo celiyay.
|
He called me this morning therefore I am returning his call.
|
|
Waxaan doonayaa inaan ballan la samaysto.
|
I would like to make an appointment with him.
|
|
Waxaan doonayaa inaan ka wada hadalno...
|
I would like to have a discussion with him about...
|
|
dalabkayga
|
my order
|
|
biilkayga/xisaabtayda
|
my bill
|
|
koontadayda
|
my account
|
|
Fadlan sug waan kuu gudbinayaaye.
|
Hold on please, I'll transfer you.
|
|
Fadlan wax yar sug.
|
One moment please...
|
|
Daqiiqad sug.
|
Just a minute.
|
|
Waax ka xumahay, teleefoon buu ku hadlayaa.
|
I'm sorry, he is on the phone.
|
|
-Waa mashquul.
|
He's busy.
|
|
-Shir ayuu ku jiraa.
|
He's in a meeting.
|
|
-Hadda lama heli karo.
|
He isn't available at this time.
|
|
-Qof kale ayuu hawl u hayaa.
|
He is serving another customer.
|
|
Fariin ma kaaga gudbin karaa?
|
Could a take a message for you?
|
|
Fariin ma uga tageysaa?
|
Would you like to leave him a message?
|
|
Hadhow ku soo celi.
|
Call him back later.
|
|
Isaga ayaa ku soo wici doonaa.
|
He will call you back.
|
|
Farah ayaa maanta lixda i sugaya.
|
Farah is expecting me at 6:00 today.
|