• Shuffle
    Toggle On
    Toggle Off
  • Alphabetize
    Toggle On
    Toggle Off
  • Front First
    Toggle On
    Toggle Off
  • Both Sides
    Toggle On
    Toggle Off
Front

How to study your flashcards.

Right/Left arrow keys: Navigate between flashcards.right arrow keyleft arrow key

Up/Down arrow keys: Flip the card between the front and back.down keyup key

H key: Show hint (3rd side).h key

image

PLAY BUTTON

image

PLAY BUTTON

image

Progress

1/27

Click to flip

27 Cards in this Set

  • Front
  • Back
Ahlan ma Axmed baad tahay?
Hello, are you Ahmed?
Haa, Axmed baan ahay.
Yes, I am Ahmed.
Warfaa baa la i yiraahdaa, soo dhawow.
My name is Warfaa, welcome.
Waad mahadsantahay Warfaa, kulan wanaagsan.
Thanks Warfaa, nice to meet you.
Iska warran?
How are you?
Aad ayaan u ladanahay, mahadsanid.
I am very well, thank you.
Safarku mid wanaagsan ma ahaa?
Did you have a good journey?
Mayee aad baan u daallanahay, safar dheer ayuu ahaa.
I'm rather tired. it was a long trip.
Wax boorsooyin ah ma wadataa?
Do you have any luggage?
Haa labo yaryar ayaan wataa.
Yes, I have two small ones.
Boorsadaan aan kuu qaado.
Let me carry this bag for you.
Tan aniga ayaa qaadayee adigu taas qaad.
I'll carry this one, and you may take that one.
Maxaad iiga baahantahay inaan kuu qaado?
What do you need me to carry for you?
Waad mahadsantahay, waan wada qaadi karaa.
Thanks, I can carry them all.
Gacan aan ku siiyo/ku caawiyo.
Let me give you a hand.
Santuukhaan aan kuu qaado.
Let me carry this box for you.
Aan boorsadaan culus kula qaado.
Let me carry this heavy bag with you.
Gaarigii halkaa ayuu yaallaa.
The car is over there.
Limosiintii banaanka ayey inagu sugaysaa.
The limousine ws waiting for us outside.
Taksi baan huteelka u qaadanaynaa.
We'll take a taxi to the hotel.
Wali wax ma cuntay?
Have you eaten yet?
Haa, nus saac ka hor intii aannaan soo degin ayaan qadeyney.
Yes, we had our lunch a half hour before we landed.
Wax cunna ah ma u baahan tahay inta aannaan huteelka aadin?
Would you like something to eat before we go to the hotel?
Waxaan cuno ayaan u baahanahay ilaa saaka wax cunto ah ma cunin.
I need something to eat, I haven't eaten any food since this morning.
Marka hore ma inaad huteelkaaga toos u tagtid ayaad rabtaa?
Do you want to go directly to your hotel first?
Waa arrin wanaagsan.
That would be fine.
Waa kan huteelkaagii. Iska naso, hadhow ayaan ku soo wicine.
This is your hotel. Take a rest/nap and I will call you later.